Wararka Gudaha

Duqa Magaalada Muqdisho oo ka qeybgalay Munaasabad lagu soo dhaweynayay Duqa cusub ee magaalada...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay ka qeybgalay Munaasabad ee Bulshada Caasimadda Muqdisho kusoo dhaweenayeen guushii...

Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Islaamka XFS oo kormeer ku tegay Hoteeladda Magaalada Makka ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay Hoteeladda Magaalada Makka ee xalay laga...

Wasiir Roobow oo la kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sucuudiga

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Wakiilka Cusub UNFPA ee Soomaaliya

0
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Mohamed Ali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Mudane Judicaël Elidje, oo...

Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo shir caalami ah ka qeyb galay

0
Hantidhowraha Guud ee Qaranka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Monrovia ee dalka Liberia kaga qeyb galay Shir-Madaxeedkii 22aad ee Hay’adaha Hantidhowrka Guud ee...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo la kulmay Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf ayaa xarunta Dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud...

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Maanta Shir-guddoomiyay Kulanka billaha ah ee Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha. Kulanka...

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka billaha ah ee Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha. Kulanka waxaa...

Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu Safro oggolaanshaha Safar...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu Safro oggolaanshaha Safar ee loo yaqaan (OK-to-Board), War ka...

Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata Qori AK47 ah iyo Booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay Deegaanka Ugunji ugu geysteen Khawaarijta...