GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFLAD MAHADCELIN AH U SAMEEYEY DHALLINYARADII KA QEYB QAADATAY OLOLIHIISII...
Xaflad lagu maamuusayey howlwadeennadii iyo dhallinyaradii ka qayb qaatay ololihii doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)...
Magaalada Gaalkacyo oo lagu qabtay xuska 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug
Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka Agoosto.
Munaasabadda waxaa ka qayb galay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Ururka Türkiye Alumni, oo ay ku mideysan...
Horjoogayaal katirsan khawaarijta oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise, oo 25 KM u jira...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo
Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo looga guddoomo...
Qoysas danyar oo ku nool gobolka Sanaag oo la gaarsiiyay gargaar bini-aadan-nimo
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa 820-tan oo cunto ah ka qaybisay Gobolka Sanaag ee Soomaaliya, kuwaas oo ay ka faa’iidaysteen...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay casho-sharaf lagu soo dhoweynayo guddoomiyaha golaha shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee Golaha...
Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay shacabka iyo dowladda Pakistaan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo bogaadin ku aadan maalinta xorriyadda Pakistaan u dirtay Dowladda iyo Shacabka dalkaas.
Shacabka iyo Dowladda Pakistaan ayaa maanta oo ay...
Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay khataraha isbeddelka cimilada
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK), Mudane Chris Pycroft.
Kulanka waxaa...
Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo qaabishay madaxa hay’adda UNDP
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam Qasim, ayaa maanta Muqdisho kula kulantay Wakiilka cusub ee hay’adda UNDP ee Soomaaliya, Christophoros Politis.
Labada...










