Wararka Gudaha

Wasiirka Amniga oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Daraawiishta

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka...

Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Dhuusamareeb

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah

0
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayey...

Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada oo maalintii labaad ka socda Muqdisho

0
Waxaa maanta maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada, oo u dhexeeya Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee heer Federaal...

Wasaaradda Awqaafta oo furtay kulan ku saabsan qabya-qoraalka Xeerka Masaajidda

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข, ayaa furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan qabya-qoraalka Xeerka Masaajidda,...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Dugsiga Gabdhaha ee Sheekh Cusmaan Xiddig

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Dugsiga Sheekh Cismaan Xiddig ee degmada Gubadley,...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo xilka la wareegay

0
Xaflad uu xilka kula wareegayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa lagu qabtay xarunta Guddoonka iyo...

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-banaanida Buuraleyda Golan

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- War-Saxaafadeed:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan Madax-bannaanida...

Taliyaha CXDS oo booqday Safaaradda Soomaaliya Magaalada Ankara ee Dalka Turkiye

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Wafdi Saraakiil Sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa...