Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Turkiga
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Booqasho rasmi ah ku tagay Magaalada Ankara, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen...
Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi
Muqdisho(Wargeyska Dalka)----Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa Maanta Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Mudane Christophoros Politis, Wakiilka Cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka)----Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa Maanta kulan laba geesood ah la yeeshay...
Hawlgal ka dhacay Shabeelaha hoose oo lagu naafeeyey Khawaarijta
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Tawakal ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo furay shirka ka-baaraandegidda Istaraatiijiyadda Qaran ee Isdhexgalka Gobolka
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay shirka ka-baaraandegidda Istaraatiijiyadda Qaran ee Isdhexgalka Gobolka oo diiradda saaraysa isku-xirka...
Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Warfaafinta oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Sheekh Cabdullaahi Zulfa
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta Garoonka Caalamiga ah...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo wadahdal Teleefanka ah la yeeshay guddoomiyaha Baarlamanka Turkiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal mira dhal ah khadka taleefanka kula yeeshay dhiggiisa Guddoomiyaha...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo furay Shir-Weynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka)---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u furay Shir-weynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka...
Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga ee XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga u Jooga Soomaaliya.
Muqdisho (Wargeyska Dalka);- Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee XFS Axmed Xasan Aadan ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga u Jooga Muqdisho.
Labada...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo u Daah furay Koorso Luuqadda Faransiiska ah Diblomaasiyiinta Sare
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamigarso Luuqadda Faransiiska ah Diblomaasiyiinta Sare JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa daah furay koorso...










