Madaxweynaha JFS oo Maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Duqa Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska
Muqdisho(Wargeyska Dalka)---Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Xaruunta Madaxtooyada ku qaabilay Duqa Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska, Mudane Yaasiin Maxamuud, oo...
Mas’uuliyiinta Shirkadda Dhoofisa kalluunka Soomaaliiya oo lagu soo dhoweeyay Dekadda Muqdisho
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa Maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Mas'uuliyiinta Shirkadda Marina Seafood, iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El...
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Maanta kulan ah la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ahna...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay Shirka u dhaxeeya Wasaaradda iyo IOM
Muqdisho(SONNA)--Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa guddoomiyay Shirka Isk-uduwidda Saddex Biloodlaha ah ee u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha...
Taliyaha Taakulaynta Danab oo xarigga ka jaray dhisma cusub oo loogu talagalay Ururka 162-aad...
Taliyaha Taakulaynta Danab, Dhamme Jeylaani Abukar Xuseen, iyo Taliyaha Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, Dhamme Caarif Hire Salaad,ayaa xarigga ka jaray Dhismayaal...
Garsooraha Soomaaliga ah ee Cumar Cartan oo Berri dhex-dhexaadinaya Ciyaarta UEFA Super Cup
Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Artaan ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan in loo diiday gelitaanka Dalka Mareykanka si uu uga qaybgalo Koobka Adduunka ee...
Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka JFS oo khadka Taleefanka kula hadlay Dhiggiisa Dalka...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac), oo khadka Taleefanka kula hadlay dhiggiisa Dalka Jabuuti...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Kulan la qaatay Beesha Caalamka
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Gudoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa Kulan xogsiin ah la qaatay Xubnaha Beesha Caalamka.
Kulankan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo soo bandhigay Warbixin Baariseed lagu sameeyay Hay’adaha Dowladda
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Maanta soo bandhigay 38 Warbixin baariseed oo daboolaya Hantidhowristii uu Xafiisku ku sameeyay...
Wasiirka Difaaca XFS oo Isbitaalka Madiina ku booqday Askar ku soo dhaawantay Weerarkii Gaalkacyo
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ku booqday Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...










