Wararka Gudaha

Madaxweynaha Faransiiska oo la dhirbaaxay xili uu safar ku marayey koonfurta dalka Faransiiska

0
Madaxweynaha Faransiiska Makroon ayaa wejiga dhirbaaxo looga dhuftay xili uu safar ku tegay koonfur-bari ee Faransiiska. Muuqaal Video ah oo ku wareegaya baraha bulshada ayaa...

Howlgal lagu xaqiijinayo Amniga oo laga sameeyey Gobolka Hiiraan

0
Ciidanka Xooggga dalka Qeybta 27-aad, ayaa howlgal ballaaran oo loogu gol leeyahay xoojinta iyo xaqiijinta Amniga gobolka Hiiraan ka fuliyay deegaano ka tirsan halkaasi. Deegaanada...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay sidii loo furi lahaa Safaaradda Sacuudiga...

0
Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, oo ah Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda...

Maxay ka wada hadleen wasiirad Xaniifa iyo James Swan?

0
Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga ah la qaatay Wasiirka Haweenka ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo...

Ilaa 21 Bukaan oo la xaqiijiyey in ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...

Wasiir Dubbe oo kulan la qaatay safiirka Itoobiya ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, ayaa xafiiskiisi kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya...

Qormo: Jowhar maxaan ku soo arkay?

0
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa ay ahayd...

Wasiirka maaliyadda oo shir guddoomiyey kulanka billaha ee guddiga maamul wanaaga maaliyadda

0
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka billaha ee guddiga maamul wanaaga maaliyadda ee (...

Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Dekedaha oo xusay maalinta Caalamiga ah ee Baddaha Adduunka

0
Munaasabadda lagu xusayay maalinta Badaha Adduunka oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaraddaha Kheyraadka Badda iyo Gaadiidka Badda ayaa waxaa ka...

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay wadfi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka...

0
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa la kulmay wefdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Wasiir Ashkir iyo wafdigan...