AMISOM oo soo xirtay tababar la xiriiray ka hortagga tacadiyada ku dhaca haweenka iyo...
Maamulka howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) ayaa magaalada Beydhabo ku soo gunaanuday tababar aqoonkororsi ah oo ku saabsanaa ka hortagga falalka iyo tacadiyada gaarka...
Tababar ku saabsan tabinta tacadiyada ka dhanka ah Jinsiga oo loo furay Saxafiyiin Soomaaliyeed
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar ku saabsan hab-raaca saxaafadda ee loogu talagalay soo tabinta rabshadaha ku saleysan...
Maamulka G/Banaadir iyo taliyaha ciidamada Boliiska oo la kulmat taliyaasha saldhigyada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdi Maxamedd Xasan Xajaar,ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socotay saldhigyada...
Xukuumadda oo beenisay Warbixinta Qaramada Midoobay ee ku lug lahaanshaha Ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warbixinta baaraha guddiga...
Dood cilmiyeed ku sabsan cudurka COVID-19 oo Muqdisho la qabtay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka...
Qeybtii labaad ee Talaalka ka hortagga Covid 19 oo dalka laga bilaabay
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in dalka oo dhan laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka ka hortagga cudurka Covid 19.
War qoraal ah oo...
Taliyaha ciidanka Asluubta iyo Wasiirka Cadaaladda XFS oo si wadajir ah u Dahfuray ...
Munaasabad kooban oo lagu dahfurayay tababar ku saabsan wacyigalinta ka hortaga fikirka xagjirka ah ayaa loo furay sarakiisha iyo qaar ka tirsan ciidanka asluubta...
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Xuska Maalmaha xoriyadda oo la kulmay Heya’adaha Amniga
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la...
Guddoomiyaha Guddiga xuska maalmaha xorriyadda ahna Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo la...
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la...
Wasiirka Maaliyadda oo Kulan looga hadlayay taakuleynta Ciidamada la qaatay Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan looga hadlayay taakuleynta ciidamada qalabka sida la qaatay hay’adda culimada Soomaaliyeed, Sidoo kale...










