Wararka Gudaha

Dhallinyaro Mustaqbalka dalka ah oo ku dhintay Hoobiyeyaal argagixisadu soo tuurtay

0
Allaha u naxariisto Fahdi Caddow Cabdi iyo Faa’iso Caddow Cabdi ayaa maanta ku geeriyooday hoobiye ay argagixisada Al-Shabaab soo tuureen oo ku dhacay gurigooda...

Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda Ummadda oo xilka la wareegay

0
Ragtarka Cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dr Xasan Cumar Mahadalla ayaa maanta xilkii kala wareegay Raktarkii Hore ee Jaamacadda Ummadda Dr Maxamed Ahmed Jimcaale. Raktarkaan...

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga oo booqday carruur lagu daweynayo Isbitaalka Xoogga

0
Xoghayaha Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta iyo ka hortagga Xad-gudubyada ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Mursal Buulle oo ay Wehliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda...

Wasiirka Waxbarashada oo warbixin ka dhageystay guddi loo xilsaaray Waxbarashada 5ta sano ee soo...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdiraxman Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo Wasiir...

Madaxweynaha DFS oo tacsi u diray shacabka Chad iyo dawladoodda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane, Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad geerida Madaxweyne  Idriss Deby, oo u dhintay Talaadadii dhaawac...

Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo shir-guddomiyey kulan amniga looga hadlayay

0
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka K/G, oo todobaadkan ka Qayb...

Madaxweyne Lafta Gareen Oo Shir Gudoomiyey Golaha Amniga Ee Dawlad Goboleedka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed oo todobaadkan ay ka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka ayaa kulan la yeeshay madaxdii guddiyada doorashooyinkii dadbanaa ee...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan afur ah la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed iyo...

Ganacsato Kasoo Jeeda Magaalada Cadaado Oo Mashiino Caafimad Soogarsiyay Isbitalka Guud Ee Magaalada.

0
Mashiinadaan oo kakooban sheybaro casri ah raajo Ogsijin iyo matoor weyn ayay ku wareejiyeen Isbitaalka guud ee magaalada cadaado ganacsato katimid magaalada muqdisho ee...

Horjoogayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeeyn kadhacday Gobolka Shabeelaha hoose.

0
  Duqeeyntan oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibadooda caalamka ayaa waxaa lagu dilay sadax horjooge oo katirsan maleeshiyaadka argagixisada Duqeeynta maqribnimadii caawa kadhacday...