Wasiirka Warfaafinta JFS oo Umadda Soomaaliyeed ka Tacsiyeeyey Geeridda Fanaankii waynaa Shamuuri
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay waddo u xirnayd arrimo amni
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku sameeyay dhismaha Wadada dheer ee degmada...
Wasaaradda arrimaha gudaha X.F.S oo dood ku saabsan doorashooyinka ku qabatay Muqdisho
Wasaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa dood Dadweyne oo lagu dhiiri gelinaayo doorashooyin nabad ah in ay ka dhacaan dalka waxa ay...
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qayb galay munaasabad lagu daahfurayay warbixinta maalgashiga Shiinaha...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane ayaa ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maalgashiga Shiinaha ee Afrika.
Munaasabaddan oo ku...
FAO iyo Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan nidaamka cunto ee Soomaaliya
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beerahaee FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha Qaramada...
Madaxweyne Gudlaawe oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga Hirshabeelle
Madaxweyne Cali Gudlaawe Xuseen ayaa manta ka dhagaystay laamaha ammaanka ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle halka uu marayo amniga degaannada uu maamulkiisa ka arrimiyo iyo...
Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka dhan ah Argagixisada ka sameeyay buuraha galgala
Ciidanka amniga Puntland ayaa howl-gal lagu sugayo amniga ka sameeyay degaannada kala ah Il , Camayra, Ceel-unkud, muguc iyo Karin-dawaco.
Howlgalkan ayaa sidoo kale lagu...
Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka dhan ah Argagixisada ka sameeyay buuraha galgala
Ciidanka Amniga Puntland ee Puntland iyo ciidanka Daraawiishta ayaa hawl-gal wada-jir ah oo lagu sugayo amniga ka sameeyay deegaanada kala ah Il , Camayra,...
Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka guddoomay danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka qeybgalay kulan fogaan arag ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Senator Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta ka qeybgalay kulan fogaan arag ee AU PSC, oo ku saabsanaa...










