Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda CQS oo kormeerey saldhiga booliiska Gaalkacyo
Xeer ilaaliya ku xigeenka maxkamada ciidamada qalabka sida ee dalka gaashaanle Muumin Xuseen Cabdulaahi oo maalmahan shaqo u joogay magaalada Gaalkacyo ayaa kormeeray saldhiga...
Wasiir Al-cadaala oo Hobyo si weyn loogu soo dhaweeyay
Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Murashax Xildhibaan Golaha Shacabka ah mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) iyo...
Taariikhda kulamadii ugu muhiimsanaa ee madaxda dalalka Ruushka iyo Mareykanka
Shalay waxaa magaalada Genève ee dalka Switzerland kulan muhiim ah oo looga hadlay dhinacyo badan ku yeeshay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Ruushka...
Turkiga oo lagu amaanay martigelinta Qaxoontiga
Wakiilka Qaramada Midoobay e heya’adda qaxoontiga ayaa sheegay in Turkigu uu marti-geliyo qoxootiga ugu badan adduunka
Philippe Leclerc, oo ah wakiilka Hay’ada Qaxootiga ee Qaramada...
Wafdi ka socda K/Galbeed iyo Hey’adaha Qaramada Midoobay oo u kuurgalay xaaladda bini’aadanimo ee...
wafdi isugu jiray wasiirro ka sicda dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo hay’adaha UN ka ee ka shaqeeya bani’aadanimada ,ayaa magaalada Xudur kula kulmay...
Maamulka K.galbeed oo Qaramada midoobay kala hadlay xaaladaha bini’aadanimo ee ka jirta Gobolka Bakool
Wafdi isugu jiray wasiirro ka socda dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo hay’adaha UN ka ee ka shaqeeya bani’aadanimada ayaa magaalada Xudur kula kulmay...
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daah-furtay kulanka wada-tashiga warbixinta falanqeynta Waxbarashada dalka
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay kulanka wada-tashiga warbixinta falanqeynta Waxbarashada dalka (Education Sector Analysis) si loogu diyaar garoobo...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay safiirka Norway ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle, ayaa maanta la kulmay safiirka Dawladda Norway ee Soomaaliya Elin Rognlie, waxayna ka wada...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tabar loogu soo xiray magaaladda Baydhabo
Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo uu Wehliyo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa Magaalada Baydhabo Tababar ugu soo Xiray Dufcadii...
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay wafdi ka socday Beesha Caalamka
ILAYSKA DALKA:-Madaxweynaha maamul gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya guud ee...










