Bannaanbax looga horjeeday argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Gaalkacyo
Banaanbax looga soo horjeeday argagixisada Al-Shabaab,ayaa maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug
Banaanbaxaan oo ay soo abaabuleen Maamulka Magaalada,waxaa ka qeyb galay...
Maamulka iyo Shacabka Hirshabeelle oo xakameeyay fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka sameeyay Jowhar+Sawirro
Maamulka Gobolka Shabeellada dhexe, kan degmada Jowhar iyo dadweynaha halkaasi ku dhaqan ayaa ku guuleystay inay xiraan Buq ama goob ay kasoo jabsadeen biyaha...
Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo Dhuusamareeb ku qabatay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta , Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) ayaa daah-furay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta hay’adaha dowladda.
Dood...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qaatay madax ka socotay bangiga Adduunka
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane C/raxmaan Ducaake Beyle ayaa manta xarunta wasaaradda ee Magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeesdhay Kristina Svensson oo ah wakiilka...
Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukuntay eedeysane loo haystay kufsi+Sawirro
Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun shan Sano ah ku ridday Maxamed Cabdi Dhoorre oo ku eedeysnaa kufsi iyo afduub uu ugu geystay degaanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo bogaadiyay wadatashiyada la xiriira siyaasadda Qaran ee qurbajoogta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay qaabka uu ku socdo hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka...
Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya “SAWIRRO
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, oo...
Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Safaaradda Finland ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, mudane Isxaaq Xaashi...
Duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay xubna katirsan Al-shabaab.
Ciidamada Daraawishta Galmudug iyo Ciidamada la howlgalo ayaa Weerar Cirka ah ku qaaday Argagaxisad Al-Shabab oo weerar ku soo qaaday Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.ee...
Ra’iisul wasaare Rooble oo hoggaaminaya Golaha wada tashiga qaran ayaa kulan la qaatay Wakiilada...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hogaaminaya xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shir looga hadlayo Arrimaha Geedi socodka Doorashooyinka ee...










