Wararka Gudaha

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Abiy Ahmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shir Madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Rwanda oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad ah

0
ADIS ABABA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa sabtidii maanta dhiggiisa dalka Rwanda Mudane Vincent Biruta, la saxiixday...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay Meertada 35-aad ee Shir Madexeedka Midowga...

0
ADIS ABABA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Meertada 35-aad ee Shir Madexeedka Midowga Afrika oo maanta ka...

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Koonfur Galbeed oo shaaciyay iiska guddiga xulista ergada Doorashada 13...

0
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Maamul-goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 13 Kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadoodu ka...

Shir looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Baraawe

0
Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Shir Gudoomiyey Shir looga hadlaayey Amniga guud ee Magaalada Baraawe iyo Sugida...

Maraykanka oo Ciidamadii ugu horreeyay xoojinaya Naato geeyay bariga Yurub

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray ku dhawaad 3,000 oo askari oo dheeri ah in la geeyo waddamada Poland iyo Romania si ay u...

Xildhibaano maanta lagu doortay Muqdisho

0
Doorashada saddex kursi oo ka mid ah golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo sabti ah lagu qabtay magaalada Muqdisho ee...

Midowga Yurub oo cunaqabatayn ku soo rogay shan hoggaamiye oo ka tirsan milatariga Mali

0
Midowga Yurub ayaa sheegay in ay xayiraad dhanka socdaalka ah iyo mid dhanka hantida ah ku soo rogeen shan sarkaal oo ka tirsan Milatariga...

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Addis Ababa

0
Qaar ka tmid ah madaxda dalalka Afrika ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Ethiopia, halkaasi oo maanta uu ka furmayo shir madaxeed...

Tahriibayaal ay kamid ahayeen Soomaali oo ku geeriyooday Xadka Turkiga iyo Gariiga

0
12 qof oo tahriibayaal ah oo Labo kamid ah ay Soomaali yihiin ayaa meydkooda laga helay magaalo yar oo Turkiga ku taal una dhow...