Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray magaalada Kismaayo
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Muuse Geelle iyo xubno kale oo ka tirsan guddiga ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka...
ruushka oo uga digay Mareynkanka iyo xulafadiisa hubka ay ku taageerayaan Ukraine
Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo jabka gaaray ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka.
Jeneraal...
Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah
Taliska Guutada 17-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-Gor ayaa deeq raashin ah u qeybiyay Agoontii ay ka tageen Geesiyaashii u huray naftooda...
Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha
Guddoomiyaha kmg ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10-xubnood,...
Dad badan oo ku dhintay dagaaladii ugu dambeeyay dalka Ukraine
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan booliiska ka hawl...
Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya
Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya.
Golaha qaran ee ka hortagga khataraha iyo ciribtirka masiibooyinka dabiiciga ah ee...
Faransiiska oo dib u furay safaaradiisii Ukraine
Dowladda Faransiiska ayaa dib u furtay safaaradeedii caasimadda Ukraine
Safaaradda iyo shaqaalaheeda ayaa waxay u guureen magaalada Lviv ee ku taal galbeedka Ukraine 2-dii Maarso...
Doorasho maanta ka dhaceyso magaalada Jowhar
Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa Musharax oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106,kaas oo deegaan doorashadiisa ay tahay magaalada Jowhar ee...
Shirka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo goordhow ka furmay xarunta Villla Hargeysa
Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kala Fadhiga 1aad Kulankiisa 1aad ee Baarlamanka 11-aad, waxaana ghir guddominaya guddomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka...
Madaxda Gaashaandhigga XFS oo xaflad dhiirigalin ah u sameeyay saraakiil ciidan
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Qaasim iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan gaashaan dhigga ayaa ka qeyb-galay xaflad lagu dhiiri-galinaayey Shahaado siinta saraakiil...









