Wararka Gudaha

Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalalka Zambia...

0
Sii hayaha Wasiirka, ahna Wasiir Dawlaha Wasaaradda Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Balal Mohamed Cusman iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Is-dhexgalka Gobolka ee...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA KENYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la...

Agaasimaha guud ee warfaafinta oo u tacsiyeeyay qoyskii ay ka geeriyootay marxuumad Hodan Aw-Daahir...

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa tacsi u diray guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha aqalka sare senator Cabdulaahi Cali...

Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo ka qeyb shir loogu qareemayo dadka Abaartu...

0
Garoowe- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha ayaa ka caawa magaalada Garoowe uga qaybgalaya Shirweynaha Gurmadka Abaaraha,...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo safar shaqo ku tagey Puntland

0
Ergeyga Madaxweynaha JFS Cabdiraxman Cabdishakur Warsame oo barqadii saakay kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Garowe ayaa waxaa halkaa kusoo dhoweeyay xubno isugu jira Wasiirro...

Axmed Madoobe oo shir Guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada Jubbaland

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada maamulkaas oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horay Madaxweynaha...

Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska R/Wasaaraha oo Xillka la wareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdii Barre ayaa Farxaan Jimcaale 3 dii bishaan u magacaabay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, ee xafiiskiisa. Madasha...

Duqa Muqdisho oo booqday qaar ka mid ah waddooyinka caasimadda ee uu roobku biyo...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii...

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka XFS oo maanta gargaar ah raashin ah gaarsiisay magaalada...

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka XFS ayaa maanta gargaar ah raashin ah u dirtay magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Diyaarad sida gargaarkaan ayaa saakay ka...

Ciidanka Xoogga oo xalay jab Xooggan gaarsiiyey kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab

0
Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Xalay jab xooggan ku gaarsiiyay kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab oo isku dayday in...