Xarunta Ciidanka Haramacad oo loogu magac darayo Generaal Farxaan
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxmed (Xijaar) oo ka hadlay aaska Generaal Faxraan Maxamuud Aadan (Qaroole) Ayaa yiri “ Waxuu ahaa aniga Saxiibkay,...
Madaxweynaha JFS iyo Mas’uuliyiinta dowladda oo ku tukaday Salaadda Janaasada Taliyihii Qaybta Guud ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii...
Maareeyaha cusub ee xarunta Qaran ee gurmadka deg dega ah xafiiska R/wasaaraha oo xilka...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka, mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa xilka u kula wareejiyay Mareeyihii hore Xarunta Qaran ee Gurmadka deg dega...
Generaal Biixi iyo Mas’uuliyiin kale oo booqday furimaha dagaalka ee gobolka Hiiraan
Taliyaha ciidanka Dulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo aay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, taliyaha qeybta 27-ee CXD Gen. Tawane Axmed Maxamed,...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulsada XFS oo shir kaga qeyb galay Dalka...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Mudane Xil.Yuusuf Maxamed Aadan ayaa waxaa kulan miro-dhal ah oo ku saabsanaa qaab-dhismeedka maaliyadeed ee isku-dhafka ah...
Xildhibaan Buraale” Al-shabaab in la jabiyo waxaa sababteeda lahaa kaalinta shacabka iyo kacdoonka ay...
Howlgaladan ay iska kaashanayaan ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa maleeshiyada Al-shabaab looga xoreeyo deegaano badan oo ka tirsan gobolada Hiiraan, Galguduud iyo...
Saameynta abaarta oo laga dareemayo deegaanada Koonfur Galbeed
Wararka naga soo gaaraya deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in abaar daran ay hadda wajahayaan dadka iyo duunyada ku nool degmooyinka Baydhabo iyo...
Maamulka gobolka Gedo oo faah faahin ka bixiyay weerar ay argagixisada ku dishay toban...
Maamulka gobolka Gedo ka warbixiyay dhacdadii kooxda argagixisada Al-shabaab dad rayid ah oo ceel ka qodayey deegaanka Girileey ay ugu geysteen xasuuq maalintii shalay,...
Ciidamo Militari oo la wareegay talada dalka Burkina Faso
Captain Ibrahim Traoré ayaa lawareegay awoodii dalka BurkinaFaso, wuxuu kala diray dowladda, isagoona sidoo kale laalay dastuurkii dalkaas.
Wakaalada wararka ee Reuters ayaa ku warantay...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo boqolaal dad ah kula hadlay Masjidka weyn ee...
Saraakiisha ka tirsan Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa maanta Salaadii jimcaha ka dib kula hadlay boqolaal dad ah Masjidka weeyn ee Deegaanka Bariire.
Taliyaha Ururka 18...










