Wararka Gudaha

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA NAXDINTA LEH EE JEN. FARXAAN QAROOLE.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaranka iyo guud ahaan ummaadda Soomaaliyeed uga tacsiyey geerida taliyihii...

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Farxaan Qaroole

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan umadda Soomaaliyeed, geerida ku timid Allaha u naxariistee Janaraal Farxaan Maxamuud Aadan...

Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaanno cusub oo ka tirsan Hiiraan

0
Militirga soomaaliya ayaa goordhaw gudaha u galay degaanka dabayoodle oo ka tirsan degmada Buulo burde,sida uu warbaahinta u sheegay korneyl: Cabdinaasir Sheekh Cali oo...

Taliyihii Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir oo maanta ku shahiiday dagaal ka dhan...

0
Ilaahay ha unaxariistee waxaa saaka ku shahiiday howlgal lagula dagaalamayey  khawaarijta S/Guuto Shahiid Farxaan Maxamuud Aadan ,Taliyihii Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir. Howlgalka ayaa...

Madax ka tirsan Hirshabeelle oo la kulmay qeybaha bulshada ee Moqokori

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehliyaan Xildhibaano kamid ah Hirshabelle, Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Hiiraan, guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan...

WAR-MURTIYEED LAGA SOO SAARAY KULANKA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH UU LA YEESHAY R/WASAARE ABY AHMED

0
WAR-MURIYEEDKU, WAXA UU U QORNAA SIDATAN:-                                     ...

Ciidanka Dowladda oo la wareegay deegaanno ka mid ah Shabeelooyinka

0
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay deegaanno ka tirsan shabeelooyinka, kadib howlgal Qorsheysan oo Waaberigii Saakay ay kafuliyeen deegaanka Basra iyo Tuulooyin...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Ololaha Qaran Ee Doorka Dhallinyarada ee dib-u-xoreynta iyo nabadeynta...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku daah-furay ololaha Qaran ee Doorka Dhallinyarada ee dib-u-xoreynta iyo nabadeynta, munaasabad ay soo qaban qaabisay...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida nabadd-doon Cilmi Hagar Guure

0
Waxaan ka tacsiyaynayaa geeridda xaqa ah ee kutimid Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo maanta ku shihiiday dagaal ka dhacay jiidda hore ee dagaalka ee...

Ciidanka xoogga oo cagta mariyay maxkamad beenaadyadii ay argagixisadu ku lahaayeen gobolka Baay

0
Baydhabo- Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo qorsheeysan ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Baay ayaa bur-buriyay Maxkamad beenaadyo nabad-diidku ay Shacabka ku dhibaateyn jireen...