Wararka Gudaha

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay Ciidanka nabad sugidda maamulka koofur galbeed Soomaaliya

0
Xuddur- Maxamed Xasan Nuur oo katirsana Ururka argigixisada Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay Ciidanka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ee...

Golaha Wasiirrada Oo Bogaadiyay Guulaha Laga Soo Hooyay Dagaalka Argagixisada Lagu Cirib Tirayo

0
Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka qalabka sida iyo kuwa...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ay fuliyeen ku dilay 40 ka tirsan kooxda Argagixisadda ah...

0
Hiiraan- Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa In ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Ceel Qooxle oo qiyaastii...

Duqa Muqdisho oo deeq raashiin ah gaarsiiyay barakacayaal ku dhaqa degmada Kaxda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa deeq Raashiin ah gaarsiiyay Barakacayaal ku sugnaa Degmada Kaxda kuwaasi oo...

Dad ku geeriyooday biyo ay cabbeen oo ay sumeeyeen argagixisada Al-shabaab

0
Maxaas- Laba qof ayaa ku geeriyootay, markii ay Kooxda argagixisada Al-shabaab si dhuumaaleysi ah ku sumeeyeen Ceel biyood ku yaalla degaan Ceel-jiqoow oo dhanka...

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku...

0
Ottawa- Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku...

Soomaaliya iyo Qadar oo iska kaashanaya horumarinta gaadiidka

0
Canada- Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kula kulantay dhiggeeda dalka Qadar...

Xubin ka mid ahaa kooxda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka Daraawiishta Galmudug

0
Gaalkacyo- Cabdullaahi Cali Xuseen (Cali qoodaar) oo ah wiil da’yar oo ay kooxda argagixisada ah ee Al- shabaab xoog kaga soo Askareeyeen magaalada Bacaadweyne...

Wasiirka difaaca XFS oo gaaray jiidaha argagixisada lagula dagaallamayo ee gobolka Galgaduud

0
Wasiirka Gaashaandhigga,Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa gaaray furimaha dagaalka deegaannada hoostaga degmada Baxdo ee Gobolka Galguduud, waxaana ku soo...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale

0
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar ah u...