Wararka Gudaha

Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay madax ka socotay Mashruuca Xasilinta Soomaaliya ee Britain

0
Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa xarunta Safaarada UK ee Magaalada Muqdisho  kulan kula qaatay Madaxa Mashruuca Xasilinta Soomaaliya...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo afar wasaaradood ka guddoomay ballanqaadka qorshe howleedkooda 2023

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Hawlaha Guud, Dib U...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dalka soo gaareen cutubyadii ugu horreeyay ee lagu soo...

0
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay inay maanta dalka soo gaareen qeybtii ugu horeysay...

Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay xafiisyada howlgalada dekedda Garacad

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa saaka kormeeray Dekedda cusub ee...

Shacabka degmada kaaraan oo qabaty dhagarqabe falal Amni dari ka geeysan rabay degmadaasi

0
-Shacabka ku nool degamada Kaaraan ayaa gacanta ku soo dhigay hal dhagarqabe   oo damacsanaa in uu fuliyo weerar. dhagar qabahan  oo magciisa ku sheegay Maxamed...

Khawaarijta oo la mid noqotay Darbi dumay(WARBIXIN)

0
Howlgallada Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxa uu u muuqdaa in ay guuleysteen, waxaana taa daliil u ah in maalin walba ay isi soo dhiibaya...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KULAN LA QAATAY KU-XIGEENKA ERGEYGA GAARKA EE XOGAHAYA GUUD...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Boliiska degmada Yaqshiid oo gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan

0
-Ciidammada Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan, kuwaas oo taliska Booliiska sheegay in ay ahaayeen Burcad...

Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraalle oo gaarey degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan

0
Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraalle (Raaxeeye) oo kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray furimaha dagaalka ee deegaannada hareeraha Wabiga Shabeelle ee dhaca Koonfurta...