Cududdii dhameystiri laheyd Khawaarijta oo soo bilowday (WARBIXIN)
Beryahaan waxaa hadal heyn weyn ka jirtay soo bilaabashada Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku maqnaa Dalka Eretareeya, kuwaasi wel wel weyn ku haayay Waalidiin badan...
Howlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta oo ka socda gobolka Mudug
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayao Khawaarijta Al-shabaab ka sameeyay deegaanada Dhaghaye iyo Laas-gacamey oo ka tirsan koonfurta gobolka...
Ishii Buktaay ku bikaacso (WARBIXIN)
Beryahaan waxaa hadal heyn weyn ka jirtay soo bilaabashada Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku maqnaa Dalka Eretareeya, kuwaasi wel wel weyn ku haayay Waalidiin badan...
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay guulaha laga gaaray halganka dib u xoreynta dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Shuhadada ee madaxtooyada Qaranka, ayaa dul istaagay guulaha laga gaaray halganka...
London: Cabdullaahi Xayir Ducaale oo kulan casho sharaf ah la qaatay qaar kamid ah...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay hobollada Qaranka Waabari ee ku...
Ciidanka Xoogga oo deegaanka Ceel-Bacad ku dilay 67 ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab
Ciidanka xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Ceel-Bacad ee gobolka Shabeellada dhexe ku dilay 67 ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab...
Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeyb galay shirka horumarinta bulshada ee Ururka Jaamacadda Carabta
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Biixi Iimaan Cige ayaa ka qayb galay shirkii 4-aad ee Wasiirada horumarinta bulshada ee Ururka Jaamacadda Carabta oo...
Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Dowladda
Xubno ka tirsanaa Khawaarijta Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Dowladda ee ku sugan deegaanka Ceel Baraf oo ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe.
Xubnahaasi kamid...
Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo shaqaaqooyinka gacan ka hadalka ah ee...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ay ku muujinayaan sidaay uga xun yihiin shaqaaqooyinka gacan ka hadalka ee saaka ka dhacay...
Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay gacan ku heynta degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeellaha...
Ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga dadweynaha ayaa maanta oo Khamiis ah gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe kala wareegay Khawaarijta Al-shabaab.
Afhayeenka...

