Wararka Gudaha

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo la kulmay Guddiga Garsoorka ee Golaha Shacabka Baarlamaanka

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arr. Diinta Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wasiir Sh....

Galmudug oo xirtay odayaal la kulmay kooxda Khawaarijta

0
Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado, kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu haysato ee ka tirsan...

Baraarugga Shacabka oo sababay Burburka Khawaarijta

0
In mudda ah waxaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed dhib iyo handadaad ku hayay Kooxda caadeysatay daadinta dhiigga dadka muslimiinta,ayagoo u aabayeeleynin waayeel,indheer-garad, Culumo, Carruur...

Duqa Degmada Galkacyo oo dhagax dhigay dhigista interlockgga ee suuq weynaha ee Magaalada Gaalkacyo.

0
Duqa Degmada Galkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo ay weheliyaan xoghayaha Dowladda Hoose, xubno ka tirsan golaha deeganka, Gudoomiyaha Xaafadda Hormar, qaar ka mid...

Wasiirka warfaafinta XFS oo Tripoli kaga qeyb galay shir looga hadlay arrimaha Soomaaliya

0
Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya,Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac oo khubad ka jeediyay shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada...

Wasiirka Warfaafinta oo Madaxda Jaamacadda Carabta ugu baaqay taageeridda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee aas aaska Ciidanka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa hayโ€™adda TIKA ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi isugu jiray Ganacsato ka socotay dalka Turkiga iyo madaxa hayโ€™adda TIKA ee Soomaaliya...

Masโ€™uuliyiin ka tirsan DF oo kormeeray deegaano laga xoreeyay Khawaarijta

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xoogga, Sanatar Afcadey, Taliyaha ciidanka dhulka, guddoomiyaha gobolka Shabeellada dhexe iyo masโ€™uuliyiin...