Wararka Gudaha

Golaha Guud ee QM oo shir deg-deg ah ka yeelanaya xaalada Ukraine

0
Waxaa lagu wadaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ay 10-ka Bishaan shir deg deg ah ka yeeshaan xaaladaa kajira dalka ukraine iyo qabshadii...

Hawlgalka ECOWAS oo la kulmay hogaamiyihii dhawaan afgambiga ka sameeyay Burkina Faso

0
Wafdi ka socday Urur Galbeedka ECOWAS, ayaa la kulmay hogaamiyaha cusub ee todobaadkii hore afganbiga ku qabsaday xukunka Burkina Faso, Ibrahim Traore, xilli mudaaharaadyo...

Wasiirada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulmay

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Dalka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges. Wasiirka ayaa...

UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa la kulantay agaasimaha Guud ee hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabay Guddi qiimeeya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii Isniintii argagixisadu ka geeysatay Beledweyne. Guddigaan oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Jaamacadda Carabta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta  oo Talaado ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda...

Ciidamadda dowladda oo la wareegay deeggaano hor leh oo ka tirsan degmada Rab-dhuure

0
Xuddur- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool oo kooxaha Khawaarijta...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay safiirka Sudan ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse ayaa xarunta wasaaradda arrimada dibadda ee Muqdisho ku qaabilay...

Ciidanka xoogga dalka iyo shacabka ku sugan shabeellada dhexe oo isu diyaarinaya dagaal ka...

0
Magaala xeebeedka Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa waxaa ka socda abaabulkii iyo diyaar-garowgowgii ugu dambeeyay ee ay ciidamada xoogga iyo dadka shacabka ah...

Wasiirka ganacsiga oo shirkadaha duullimaadyada ku amray inay joojiyaan la macaamilka Al-Shabaab

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo fulinaya doorka Wasaaradda ee la dagaalanka Kooxda Argagaxisada ah ee Al-Shabaab, wuxu...