Wararka Gudaha

Ciidanka Booliiska Galmudug oo wada howlgal lagu baadi goobayo dabley dilal ka geysatay gobolka...

0
Ciidanka booliiska gobalka Mudug ayaa maalintii 2-aad ka wada deegaano ka tirsan gobalka Mudug howlgallo lagu baadi goobayo dableey hubeysan oo dad shacab ku...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha

0
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha. Guddiga ayaa soo bandhigay waxqabadkoodii iyo mashaariicda...

Shir ku saabsan hannaanka deyn cafinta Soomaaliya oo ka furmay Nairobi

0
Magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya waxaa shir looga hadlayo arrimaha maaliyadda, hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo dhammeystirka sharuudaha Barnaamijka deynta cafinta Somaaliya uga furmay...

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in ay xoojinayaan dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo uu weheliyo wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaaray degmada Wasil ee gobolka Mudug. Wafdiga...

Ciidanka DF oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsan Khaawrijta

0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, ciidamada ayaa gacanta...

Kulan looga hadlayay ciribtirka Khawaarijta oo lagu qabtay Hobyo

0
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha maamulka Galmudug Cumar Guureeye ayaa maanta degmada Hobyo kulan kula qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamo xalay gaaray degmada Hobyo, kuwaas oo qeyb...

Wasiirka waxbarashada Hirshabeelle oo kormeeray deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta

0
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sarre ee maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee wasaaradda Amiin Mukhtaar Axmed iyo xubno...

Wasiiru dowalaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo shir kaga qeyb galaya Abu Dhabai

0
Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galaya...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta

0
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku bogaadiyey dagaalka ay dowladda Soomaaliya ku qaaday Khawaarijta Al-Shabaab, gaar...

TOOBIYAHII NABADDA OO DIB LOO HELAY

0
Dhibaato kasta xal bay yeelataa haddii la helo jawi wanaagsan, afgarad iyo dadyow u heelan in la gaaro waddada nabadda. Waxaa mar kasta aad loo...