Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Amniga

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray goobaha la dajiyay martida ka qeybgalaysa shirka Dib...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed...

DHALLINTEENNU MAXAA KU QASBAYA INAY RAACAAN TIMO JARASHADA MINGUURISKA AH?

0
Waxaan damcay in aan timaha ka jarto mid ka mid ah timo jarayaasha magaalada Muqdisho weliba  mid si la yeeb leh u sharraxan oo...

KAALINTA WADDOOYINKA HABEYSAN KA GEYSAN KARAAN ISDHAAFSIGA GANACSIGA

0
Ganacsiga waa wax aan looga maarmin isdhaafsiga badeecadaha iyo waxyaabaha ay soo saaraan Warshadaha. Waddamada reer Galbeedka iyaa isaga gudba habka isdhaafsiga Ganacsiga iyadoo la...

ISLAAMKA IYO DHAQAALAHA BANGIYADA DUNIDA

0
Waxan jeclahay in aan maqaalkaan si guud ugu dulmaro soo ifbixii bangiyada islaamka iyo sawir noocee ah ayay tusinayaan, maxayse kaga badbaadeen dhaqaale burburka...

DADKA KA GANACSADA DAAWOOYINKA HERBALKA

0
Dadka ka ganacsada daawooyinka herbal oo qaar la soo ifbaxay khayaano dadban. Nagamid ma ahan dadka caadeystay khishka iyo khiyaanada laga ganacsado. Waxaa haatan isa soo...

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada

0
Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshir “Abshirow” ayaa shir guddoomiyay kulanka 13aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka. Kulanka ayaa looga hadlay...

Madaxwayne Xasan Sheekh oo kulan saagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane...

Madaxaweynaha Jabbuuti oo Madaxtooyadda dalkaasi ku qaabilay wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jubbaland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xarunta Madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo warbixin siiyay guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Gaadiidka

0
Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, hawlaha guud iyo Tamarta ee golaha shacabka baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta xafiiska guddiga ugu...