Galmudug oo war ka soo saartay qabashada Magaalada xaradheere
Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa bogaadisay howlgalka Ciidanka Xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka shacabka ay ku xoreeyeen deegaanada Bariga Galgaduud oo ay ugu horreyso Degmada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo u tagay xaqiijinta Koonfur Galbeed heshiis ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u qaabilsan...
Guddoomiyaha Aqalka Sar ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u...
DEG DEG CIIDANKA XOOGGA OO LA WAREEGAY DEGMADDA XARAR DHEERE
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa hadda gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kooxda khawaarijta ayaa isaga carartay degmadaas.
Ciidanka ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.
Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ku...
Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa saakay soo gaaray Magaalada Hobyo...
Dhibaatada maandooriyaha( WARBIXIN)
Maandooriyaha nuucyadiisa kala duwan sida Xashiishka, Jaadka, Tubaakada, Taabuuga IWM ayaa dhibaato ku haya bulshada gaar ahaan dhalinyarrada da’ yarta ah, waxaana bahda caafimaadka...
Dumarka Soomaaliyeed iyo dowladnimada (maqaal)
Hanashada Xorriyadda Dumarka Soomaaliyeed waxay ka soo qaateen door aan la ilaabi Karin, waxayna u hureen Naftooda iyo Xoolahooda, iyagoo la garab joogay dhiirigalin,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sagootiyay Safiirka Turkiga oo muddo xileedkiisa shaqo ee rasmiga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa xalay ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u qaabilsan...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorshaysan ku dilay 23 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada Hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa saaka hawlgal qorshaysan ku dilay 23 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaariijta.
Hawlgalkan...










