Wararka Gudaha

DADKA ISLAAMKA AH WAA DAD XOR AH

0
1- Ugu horreyn waxa muhiim ah in la fahmo qaddiyadda xorriyadda islaamka dhexdiisa ma arrin caqligu maareeyo baa mise waa arrin sharcigu maareeyo? Innaga oo...

FATAHAADDA WEBIYADA WAA QATAR U BAAHAN IN LAGA HORTAGO HADDA

0
Sanad kasta marka aya da’aan roobab mahiigaan ah aadna u buux dhaafaan labada webi ee mara Soomaaliya waxaa lagala kulmaa dhibaatooyin isugu jira mid...

ISU TANAASULKA WAA DOOR SHARIIF KA AH BULSHADA DHEXDEEDA

0
Haddaba, Waxaan sheeko ahaan u qaadaneynaa sheeko tuke iyo haad inteeda kale dhexmartay iyo tanasulkii ay sameysay xiito xiito. Waa sheeko la yiri “Haadow la...

WANAAGGA AAD JECESHAHAY OO KALE LA JECLOW WALAALKAA

0
Walaalnimadu waxay ku timaadaa labo qaab xagga ehelnimada ama wada dhalashada iyo dhanka muslinnimada oo qofka aad diinta Islaamka wadaagtaan walaalo ayaa tihiin labada...

Maxeey Xarardheere muhiim ugu ahayd Khawaarijta?. (Shan Qodob)

0
Xarardheere- Magaalada Xarardheere, waa magaalo fac wayn, waa mid ka mid ah magaalooyinkii ugu hor qaatay maqaamka Degmonimo Gobolada dhexe, waa magaalo leh Taariikh...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya?

0
-Ku-smaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midwga Yurub u qaabilsan...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka...

0
Ra’iisul wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta...

Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee...

0
Wasiirka wasaaradda Dhallinyrada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Xildhibaanno ka tirsan guddiga arrimaha bulshada ee Baarlamaanka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayey amniga caasimadda

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga caasimadda iyo dardar gelinta dagaalka lagula...

Cabdikariin Xuseen Guuleed “Xoonkii Al-Shabaab ee bartamaha dalka oo maanta go,ay”

0
Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray qormo uu ciwaankeedu kaga dhigay “Xoonkii Al-Shabaab ee bartamaha dalka oo maanta go’ay.”...