Wararka Gudaha

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhir kala geddisan ku wareejiyay qaar ka mid ah Degmooyinka...

0
Agaasimaha Waaxda Dhireynta iyo Jardiinooyinka Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Marwo, Kheyrto Aweys Shariif ayaa dhir kala geddisan ku wareejisay maamulka...

Ra’iisul wasaarihii hore dalka oo bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga...

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xorreeyeen  degmooyinka Xarardheere,Galcad iyo Ceeldheer. “Waxaan...

Wasiirka Ganacsiga oo maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee...

0
Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Cabdirashiid Xaji Cabdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka...

Madaxweyne Shariif oo bogaadiyay dardarta uu ku socdo dagaalka lagula jira khawaarijta

0
Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere ee gobollada Mudug iyo...

Ciidanka Xoogga ayaa dilay 21 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab

0
21 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeellaha dhexe. Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jabiyay maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ee soo...

Khawaarijta oo Seddex Magaalo muhiim ah lagala wareegay(WARBIXIN)

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta degaanka ayaa si buuxda u la wareegay gacan ku heynta Magaalooyinka Galcad iyo Ceeldheer oo...

Magaalada Ceeldheer oo si buuxdo u gashay gacanta Ciidanka Xoogga Dalka.

0
Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud oo muddo gacanta ugu jirtay Khawaarijta. Wasiirka Gaashaandhiga Xuukumadda...

Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar u furay saraakiil ka tirsan...

0
Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha u furay ciidan iyo saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad. Taliyaha oo...

ABAARTA IYO COLAADDA WAXAA KA DAMBEEYA ARGAGIXISADA KHAWAARIIJTA ALSHABAAB OO AH CADOWGA 1-AAD EE...

0
Abaar dal ka jirta waa iska caadi, oo adduunyada ayaa nala qabta waase dad ka gaashaantay iyo dad ay galaafatay, colaaddu Meesha ay ku...

KASBASHADA XALAASHA IYO KA FOGAANSHAHA XAARAANTA

0
Qof kasta oo muslim ah waxaa ku waajib ah in uu kasbado oo uu cuno waxa xalaasha ah, kana dheerado waxa xaaranta ah isaga...