Suudaan Oo Ku Baaqday Kulanka Saddex Geesood Ah!!
Xilli ay xiisad ka taagan tahay Khilaafka Biyo-xireenka wabiga Niil, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Sudan, Cabdalla Xamduuk, waxa uu ugu baaqay dalalka Masar iyo Itoobiya,...
Suudaan oo qorsheyneysa inay maxaabiis ku wareejiso Itoobiya
Suudaan. Dowladda Suudaan ayaa qorsheyneysa inay Itoobiya ku wareejiso 60 maxbuus oo lagu qabtay iska hor imaadyadii ka dhacay xuduudda labada dal tan iyo...
Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday iskaashi militeri
Masar- Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo ka mid ah dowladaha uu maro wabiga Nile.
Afhayeenka ciidamada...
Muwaadiniinta Chad oo u dareeray goobaha codbixinta
Chad- In ka badan 7 milyan oo ka mid ah muwaadiniinta Chad ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha hoggaamin...
Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday iskaashi militeri
Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo ka mid ah dowladaha ku teedasan wabiga Nile.
Afhayeenka ciidamada Masar,...
Jarmalka oo ka digay Xiisadda u dhaxeeysa Ukraine iyo Ruushka April 10, 2021
Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka, iyada oo...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markale ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay.
Wasiirka...
Jarmalka oo ka digay Xiisadda u dhaxeeysa Ukraine & Ruushka
Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka, iyada oo...
India Oo Joojisay Dhoofinta Talaalka COVID-19 Ee Oxford-AstraZeneca!!
India ayaa si ku meel gaar ah u joojinaysa dhoofinta talaalka coronavirus ee Oxford AstraZeneca, sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha...
Hay’adda IAEA Oo Sheegtay In Uu Dhamaaday Heshiiskii Nukliyeerka Iiraan!
Xilligan oo ay socdaan dadaalada, ay si gaar ah u riixayaan Midowga Yurub, si loo soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka Iiraan, ayaa Wakaaladda Atomiga waxay...