Madax sar sare oo ka kala socda Maraykanka iyo Shiinaha oo maanta ku kulmi...
Agaasimaha Xafiiska Guddida arrimaha dibedda ee Guddiga dhexe ee xisbiga shuuciga dalka shiinaha Mr: Yang Jiechi iyo la taliyaha Amniga Qaranka ee dalka maraykanka...
Qaramada Midoobay oo ka arrinsanaysa xaaladda Itoobiya
Antonio Guterres oo ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin ka siiyo xubnaha...
Madaxweyne Farmajo iyo Abby Axmed oo kulmay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya kulan Kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha dalkaasi Abby Ahmed.
Labada masuul ayaa...
Soo dhaweeyntii Ra’iisul Wasaare Rooble ee Dooxa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Doxa ee dalka Qatar.
Wafdiga...
Magacyada Xildhibaanada Aqalka Sare ee guuleystay shanta kursi ee maanta lagu doortay Muqdisho
Iyadoo maanta ay aheyd Maalintii ugu dambeysay Doorashada kursaasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa waxaa goor dhow soo gabogaboobay 5-tii kursi ee...
Kursi kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee maanta lagu tartami doono oo lasiisaadaaliyey...
Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 5-tii kursi ee...
Cabdi Xaashi oo markale loo doortay xubinnimada Aqalka Sare
Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo hadda si toos ah uga socota Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa durba kursiga koowaad...
Liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka sare ee Soomaaliland
Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 6 kursi...
Hogaamiyayaasha Turkiga iyo Ruushka oo kulmi doona mudo sanad ah ka dib
Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa socdaal ku tegi doona Ruushka ka dib casuumad uu ka helay dhigiisa Ruushka iyagoo ka wada xaajoon doona dhinacyada horumarka...
Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Somaliland oo maanta bilaabanaysa
Xildhibaanada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 6 kursi...










