Wararka

RW Xamse “Jawaab deg deg ah ayaa laga bixiyay duulaankii ay Khawaarijtu ku so...

0
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in duulaankii ay kooxaha Khawaarijta ah ku qaadeen Waxbarashada 29-kii bishii Oktoobar ee...

RW Xamse oo ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Turkiga sannad-guurada 100-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda aan walaalaha nahay ee...

𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗴𝗮 Ziraat Katılım 𝗲𝗲 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗶𝗴𝗮 Oo 𝗹𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗳𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Turkiga oo lagu magacaabo...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO MAANTA DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...

Madaxweyne Xasan oo Cali Jeyte Cismaan u magacaabey u Qeybsanaha xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka...

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay...

Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeybgalay Dibadbax lagu xusayo qaraxii 29-October ka dhigay Soobe

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay dibad-baxa ballaaran oo lagu xusayo Qaraxii bahalnimada ahaa ee 29-October 2022-khawaarijta ay ka geysatay isgoyska Zoobe. Banaanbaxa waxaa ka...

XIKMAD LA’AANTA KA JIRTA BARAHA BULSHADA QAARKEED.

0
Waxaa soo badanaya oo kordhay waayadaan dambe Akhlaaq xumada iyo fisqiga, damqasha la'aanta, naxariis darada, jaahilnimada, xasadnimada, dadnima la'aanta iyo dulinimada. waxey sabab u noqotay...

WAXTARKA IYO VITAMIINNADA KU JIRA KHUDAARTA CAGAARAN OO LA OGAADAY.

0
Maqaalkaan waxaan uga hadli doonaa oo ku faahfaahin doonaa faaiidooyinka iyo waxtarka ay inoo leedahay qudrada qaar ka mid ah waxaana ka mid ah. 1)...

FATAHAADDA WEBIYADA WAA QATAR U BAAHAN IN LAGA HORTAGO HADDA

0
Sanad kasta marka aya da’aan roobab mahiigaan ah aadna u buux dhaafaan labada webi ee mara Soomaaliya waxaa lagala kulmaa dhibaatooyin isugu jira mid...