Ciidanka xoogga oo gacanta ku dhigay Xubin katirsan khawaarijta oo falal Amin dari ka...
Ciidanka kumaandooska Danab ee ku sugan Magaalada kismaayo ayaa gacanta ku dhigay Abshir Mowliid Axmed oo katirsan khawaarijta.
Abashir Mowliid ayaa ahaa bamba tuure katirsan...
Madaxweyne Lafta-gareen oo odayaasha Dhaqanka Diinsoor kala hadlay dardargalinta wajiga 2-aad ee dagaalka khawaarijta
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala hadlay Odeyaasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada Degmada Diinsoor Qorshaha Qaran ee Dabar goyta...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAFY (QEYBTII 59-AAD)
“Haah hooyo.” “Axme ma joogo.” “Jaa waa baxay miyaa?” “Shalaydii horuuba baxayoo, waxaan u malaynayaa, Gobollada iyo meelahaas in uu aaday baan u malaynayaa.”
“Gobollada...
Madaxweyne lafta-gareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Diinsoor
Diinsoor:-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray Degmada...
Maxay ka dhigan tahay Wasiirada oo bishan mushaarkooda ku biiriyay dagaal Khawaarijta? (WARBIXIN)
Kooxda Khawaarijta ah ee Shabaabku sida aad la socotiin waxay Shacabka Soomaaliyeed dhibaatada ay ku haysay dadkeenna iyo dalkeenna 15 sano, kala kulmayeen Gummaadka,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose Xamar
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee Caafimaadka Dadweynaha ahna xarunta...
Guddoomiye Abshirow oo kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka Angola
Angola:-Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa maanta magaalada Luanda kula kulmay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka Angola Mudane Raul...
WAA MAXAAY NOLOSHA DHABTA AH (QEYBTA 2-AAD)?
Maxay i bartay nolosha dhabta ah?
Nolosha dhabta ah waxay i bartay in jaamacad iyo iskuul aan wax ka barto ka dibna aan imtixaan galo,...
SUUL COWRO (FAADUMO FARA-LACAG) QEYBTA 1AAD WAA SHEEKO CARUUREEDKA TODDOBAADKA
Waa hore waxaa jiray laba gabdhood oo walaalo ah. kalana bah ahaa. Labada gabdhood midi nacas ayey ahayd. waxaana la odhan jiray Dhoongo. ta...
BADBAADINTA KHEYRAADKA DABIICIGA AH EE DALKA SOOMAALIYA
Soomaaliya wax soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda ay aheyd Dadka Soomaaliyeed ay isku duubnaayeen, waxey soo saari jireen waxyaabo badan oo...










