SONNA oo heshiis iskaashi la saxiixatay wakaaladda wararka Talyaaniga ee ANSA
Rome: Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daud Aweys Jaamac ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qeybgaley munaadabad ay...
Xaflad lagu soo dhaweenayay Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta oo lagu qabtay Columbus
Columbus:- Xaflad lagu taageerayay dowladda Federaalka Soomaaliya laguna soo dhaweynayay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Xayir...
Wasiir Maxamed Barre oo magacaabay guddiga qaban qaabada Ciyaaraha DG, SSC Khaatumo & gobolka...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha Dowlad Gobaleedyada, SSC Khaatumo iyo Gobolka...
Shirweynaha Dhiirrigelinta ee Wax-soo-saarka Dalka oo Muqdisho ka furmay
Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.
Shirkaan waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Ganacsiga...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo kulan la qaatay kuxigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka MacdantaXFS Mudane Dr. Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee...
Dhimashada dadka reer Gaza oo kor u dhaaftay 8-kun
Duulaanka dhimashada badan ee Israa’iil ayaa weli ka socda Daanta Galbeed ee la haysto halkaas oo tirade dhimashada ay sii mareyso in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay dalka Turkiga,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay dhiggiisa Magaalada Ankara
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa...
Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha oo shir guddoomiyay Shirka Amniga Caasimadda
Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaa oo uu waheliyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Sareeya Guuto Sulub Axmad firin ayaa shir gudoomiyey shirka Dardargalinta...
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay Sharciyo kasoo gudbay Golaha Wakiillada
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyo kasoo gudbay Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug kuwaas oo kala ah Sharciga Maaryenta Dhulka,...










