Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in ay taageerayaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ahmiyad aad u weyn uu dhaqaalaha dalka u leeyahay ganacsiga gaarka loo...
70 jir ka Qalin jabiyay Jaamacaddii uu wardiyaha ka ahaa( Warbixin)
Guriceel:-Suldaan Maxamed Sheekh Faarax wuxuu sannado ka dib, dhammeeyay Jaamacadda Safaana ee degmada Guriceel, wuxuuna ka baxay kuliyadda shareeca Wal-qaanuun.
Da-diisa waa 70-sanno, wuxuuna hayaan...
‘Iskaashiga ka dhexeeya Wakaaladaha Wararka caalamiga ah oo soo koraya (WARBIXIN)
Wakaaladaha Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Talyaaniga ANSA ayaa shalay oo Isniin aheyd Magaalada Roma ee Caasimadda Wadanka Talyaaniga ku kala saxiixday heshiis iskaashi...
Hay’adda SoDMA oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan gurmadka fatahaadaha ku qabatay degmooyin ka tirsan...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa daah furay Aqoon is-weeydaarsi wada tashi saddax maalin ah oo ku saabsan...
MAXAAD KU OGEYD ADIGU?
Ma ogeyd in dalkaagu yahay kan kaaga baahan in aad caawiso oo aad ka celiso cadow kasta oo doonaya in uu waxyeelo u geysto.
Dabcan...
WAA MAXAY XIRIIRKA UGU WANAAGSAN?
Xiriir ugu wanaagsan waan Ilaaheey lala yeesho, ka dibna walaalaha iyo waalidiinta iyo wixii kale ee soo raaca ee dabeecaddiinu is raacdo
Dadka bini’aadanka ah...
ASAGOO KOOMO KU JIRA AYUU DIYAARAD AFDUUBTAY (QISO QEYBTII 2-AAD)
Meydkii waxaa la saaray gaari aanbalaas ah wayna la dhaqaaday, baabuurtii kale ee la socatay way daba-galeen oo dhinicii xabaalaha ayay abbaareen.
Waddadu waxay ahayd...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo Muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay dhul si sharci darro ah looga...
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Qaasim Faarax ku wareejiyay dhulkiisa oo si sharci darro ah looga heystay in muddo...
Cali Jeyte oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay u diyaar-garoobaan dagaalka Khawaarijta
U qaybsanaha xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee arrimaha ciidanka deegaanka mudane Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in...
Ra’iisul wasaare Xamse oo soo xiray shirweynaha dhiirigelinta wax-soosaarka dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha Dhiirigelinta Waxsoosaarka dalka, ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran ay ka...










