Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga jawaabayo dhibaatooyinka...

Wasaaradda Waxbarashadda XFS” ma jiro Urur la yiraahdo Federation of Somali Universities (FSU) oo...

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare waxa ay u caddeyneysaa jaamacadaha Dalka in aanu jirin Urur la yiraahdo Federation of Somali Universities (FSU) oo...

Hay’adaha Caalamiga ah oo dalbaday xabbad-joojin laga sameeyo Gaza

0
Iyadoo duqeymo culus ay weli ka ka socdaan Gaza oo dhan,haddana 18 urur oo isugu jira UN iyo hay’adaha kale ee bini’aadanimada ayaa soo...

Xukunka dilkii ka bilowday danaano

0
Cabdulaahi Cabdi Mustaf ayaa lagu soo Eedeeyay dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable Boolis Daahir Cabdi...

Maxaa keena in dagaal beeleed dhaco xilligan? (WARBIXIN)

0
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa jirta in ay ka dhaceen Gobolada Dalka qaarkood isku dhacyo ama uu dagaal dhexdooda ah uu ka qarxo beelo...

Roobab ka da’ay Baydhabo oo sababay Khasaare

0
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ayey maalmihii la soo dhaafay Gobolada Baay iyo Bakool ayaa sababay khasaare xooggan sida wararka ay heshay Wakaaladda Wararka...

Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gedo uu...

0
Gedo:-Guddoomiyaha degmada Baardheere oo sheegay in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah Waxaa isa soo tarayo sameeynta...

Wasiiru dowlaha amniga ee XFS oo furay kulan wadatashi oo ku saabsan xeer nidaamiyayaasha...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay  kulan wadatashi ah oo...

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeeray xerada tababarada ee Turkisom

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed S/ guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeer shaqo ku tegay xerada tababarka ciidanka ee turkisom ee magaalada Muqdisho. Taliyaha...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo qaabilay safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya...