Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo xiray Aqoon-iswaydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo saddexdii...

Guddiga Baarlamaanada u qaabilsan saaxiibtinimada Baarlamanka Qatar oo la kulmay safiirka Qatar

0
Guddoonka guddiga saaxiibtinimada Labada aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Qadar ayaa maanta kulan hordhac ah la qaatay safiirka dowladda Qadar u...

Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo iska soo dhiibay Galgaduud

0
Dhuusamareeb: Horjooge ka tirsanaa kooxda Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan gobolka galgaduud. Mahad Aw Cismaan...

Wariye Qeys oo maanta lagu aasay Muqdisho

0
Weriyaasha Muqdisho iyo qaar kamid ah masuuliyiinta warbaahinta dalka ayaa maanta ka qeyb galay aaska Allaha u naxariistee Agaasimihii TV-ga Somali Cable Muqdisho, Cabdifitaax...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddada laamiga ah ee Via Moscow

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka howlaha guud iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay ganacsatada

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada casriga ah ee...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...

Fariin MUQDISHO u dirayso haraadiga Shabaab (WARBIXIN)

0
Ciidamadii tababarka ugu maqnaa Dalka Eretareeya ayaa qeyb ka mid ah soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana halkii ay ku soo degeen ugu tegay Madaxweynaha...

Shirka jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga miro dhaliyo Hannaanka Jiheynta...

Booliska Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

0
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho afaafka hore ee maqaayadda Blue Sky ee degmada...