Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo furay Tababar ku saabsan Ka hortagga tabinta hadallada naceybka ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)-Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 Suxufi oo ka kala socda 21 Xarumood oo...

Xujeyda Soomaaliyeed oo Maalintii Saddexaad gaaraya Magaalada Madiina ee Dalka Sacuudiga

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magaalada Madiina ee Dalka Sacuudi Carabiya waxaa Maalintii saddexaad soo gaaraya Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan 1447 Hijriya. Howl-wadeennada Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa...

UNTMIS iyo Safiirka UK oo soo dhaweeyay Gogasha Wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha...

0
Muqdisho, (Wargeyska Dalka) — Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay Martiqaadka Dowladda Federaalka...

Dowladda UK oo soo dhaweysay Gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha JFS

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Danjiraha Dowladda Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa si diirran u soo dhaweeyay Casuumaadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan qabsoomidda...

Agaasimaha Waaxda Nadaafadda Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay Shacabka Caasimadda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool Caasimadda inay ka taxaddaraan Qashinka iyo wasakhda xilliga Roobabka...

Madaxweynaha JFS oo kulan ku casuumay Golaha Mustaqbalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas...

Wasiirka Waxbarashada oo faray dadka deggen dhulka Jaamacadda Ummadda in ay si degdeg ah...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa amar ku bixiyay in dadka deggen dhulka Jaamacadda Ummadda...

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku tagay xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada...

Soomaaliya oo tallaabo u qaaday Nidaamka Xisaab-xirka iyo lacag-bixinta gaadiidka cirka

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dalku galay wejiga tijaabada ee...