Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey
Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka degmada iyo xubnaha golaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeeray goobaha codbixinta Galmudug
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeeray goobaha codbixinta ee ay maanta u dareereen bulshada magaalada Galkacyo si ay...
Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah
Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka dhacaysa 11-degmo iyo in...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho kula kulmay Taliyaha Ciidamada AFRICOM
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan La qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika
intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam...
Taliyaha ciidanka XDS oo Kampala uga qaybgalaya shir ku saabsan ciidanka howlgaka Midowga Afrika
Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka Taliyeyaasha...
Madaxweyne Xasan Sh. oo Kormeer shaqo ku tegay Dekedda Muqdisho
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanno ku teedsan Jiinka Webiga Jubba
Jubbada Hoose: Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab XDS ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanno ku teedsan Jiinka Webiga Jubba, kaas...
Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga...
Addis Ababa:-Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa
Muqdisho; Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay Sarkaal Israa’iili ah, isagoo ay...










