Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib kulan...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Guddoomiyey Shirka Amniga Maamulkaasi

0
Baydhabo,(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya go’aannadeeda Siyaasadeed laguma gaari karo dibadda.”

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay...

Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta furmaya

0
Waxaa maanta Xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ka furmaya Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaannada Labada Aqal ayaa hore loogu wargeliyay...

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Dowladda iyo Shacabka Aljeeriya

0
-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta lahaa ee bas kaas oo...

Dowladda oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee Lagu Qaaday Dekedda Damiietta ee Dalka Masar

0
Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee lagu bartilmaameedsaday Dekedda Damiietta ee...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Liibiya kaga qaybgalay shir caalami ah

0
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Maxamed Haaruun Maxamuud, ayaa 28 ilaa 31-ka...

War-murtiyeed laga soo saaray Shir-Madaxeedka Labaad ee Dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya.

0
<p>War-murtiyeedka: Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada Ciidamadooda ay qaybta ka yihiin Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya ee Midowga Afrika (AUSSOM-TCC) oo maanta lagu soo gabagabeeyay...

Madaxweynaha JFS, oo Kambaala uga qayb galay Shir-Madaxeedka Dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha uga qayb galay Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada Ciidamadooda ka qeyb...