Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 oo goordhow ka furmaya Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum 2026), kaas oo ay soo qabanqaabisay...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee Degmada Afmadow
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
Intii...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorshaysan ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay Deegaanka Madax-Maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa qeyb ka ah...
Muqdisho oo Beri martigelineysa Shirka Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Magaalada Muqdisho waxaa berri ka furmaya Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026, kaas oo isu keenaya Hay’adaha Dowladda, Wasiirada Warfaafinta...
Taliyaha CXDS oo kormeeray Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor...
Taliyaha Ciidamada Dhulka ee XDS oo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa gaaray Degmada Baardheere...
Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air,...
Muqdisho,(WARGEYSKA DALKA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda...
DOWLADDA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya.
Tan iyo bishii Abriil 2026, waxaa...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqasho ku tegay safaaradda JFS ee magaalada Beejiin
Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Beejiin ee dalka Shiinaha.
Wafdiga...
HABDHOWRAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA ARRIMAHA DIBADDA EE GOLAHA SHACABKA
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hab-dhowraha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan...










