Ciidanka Xoogga Dalka oo Raashiin gaarsiiyay Bulshada ay Abaartu saameysay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Deeq Raashin ah gaarsiiyay Bulshada ay Abaartu saameysay ee ku nool Deegaanno hoostaga Degmada Raaga Ceelle ee Gobolka...
Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir Sanadeedka Gu’ga (Spring Meetings) oo ka dhacay Washington
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay Shir Sanadeedka Gu’ga (Spring Meetings) oo lagu qabtay Magaalada Washington.
Wasiirka ayaa sheegay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb galayaan...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan.
2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Antalya...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington
Washington:- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan yahay ee shirweynaha...
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo wajihi karo la-dagaalanka maandooriyaasha...
Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay xakameynta hubka sharci darada ah
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha hoggaanada ciidanka Boliiska ee ka howlgala Magaalada...
Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar...
Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka howlgala magaalada Muqdisho.
Dhinacyadaasi ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan
Istanbul: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha...










