Wararka

Dowladda oo casriyeynaysa habraacyada Baasaboorka

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey horumarinta habraacyada...

Hoggaamiye Jabriil C/rashiid oo qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka

0
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay...

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay xeerar muhiim u ah amniga iyo hanti-dhowrka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan amniga, dardargalinta hawlaha...

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General Hassan...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada

0
Madaxweynaha Burkina Faso mudane Kabtan Ibrahim Traorรฉ ayaaย  maanta qaabilay wasiirka amniga dowladda FS Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hogaaminayo, iyaga oo...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda Istaraatiijiga ah

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta ee...

Soomaaliya markii ugu horeyso laga furayo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM

0
Geneva: Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska Wakiilka Sare ee...

Wasiirka amniga oo socdaal shaqo ku jooga Burkina Faso

0
Ouagadougou: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso, ayaa booqday Wasaaradda Amniga ee dalkaas, halkaas oo uu si...

Madaxweynaha JFS oo dhambaal u diray dhigiisa dalka Ciraaq

0
Ku-simaha safiirka Soomaaliya ee Safaaradda Ciraaq, Danjire Cabdifataax Sheekh Axmed ayaa maanta ku guddoonsiiyey Qasriga Al-Salaam ee magaalada Baqdaad dhambaal hambalyo ah oo uu...