Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska 1-aad ee Komantooska Gorgor

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga amniga

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dadweynaha ee Shiinaha, Mudane...

Shirka Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xoojinta amniga iyo qodobbo kale

0
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay aqalka Madaxtooyada magaalada...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay Ku-simaha Safiirka...

Ururrada shaqaalaha ee dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

0
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha Guud ee Isutagga Ururrada...

Wasiirka Amniga oo ka qeybgalay Madasha Amniga ee Lianyungang

0
asiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga Shacabka...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde...