Wararka

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga oo la kulmay Wakiilka heya’adda iskaashiga u qaabilsan Turkiga

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federalka Soomaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxa hey’adda iskaashiga u qaabilsan Turkiga...

Magaalada Baydhabo oo maanta laga xusey maalinta Caalamiga ah ee Maleeriyada Aduunka.

0
Munaasabada Lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah Maleeriyada Aduunka 25 April oo Sanad Walba looga Dabaaldego Aduunka oo dhan Ayaa Si wadajir ah u soo...

WAXBARASHADU WAXAY HORSEEDAA ISBEDDELKA AADANAHA

0
Hanti la sameysto waxaa ugu fiican waa in aad sameysato dad macnaha in aad tacaamul ama is dhexgal iyo saaxiibtinimo walaalnimo ku dhisan la...

ASKARIGU WAA WALAALKA SHACABKA

0
Waa salad hore ah ayey ahyd markii aan arkay dareenka igu dhaliyay in aan sheekadan wax ka qoro qiyaas ahaan 6:00 subaxnimo waxaaan ka...

SIDEEDABA: NABADI WAA LAMA TAABTAAN

0
Nolosha aadanaha nolosha ayaa u horreysa sidaa awgeed ayaa waxaa ka warbixiyey dadweyne isugu jira waxgarad iyo odayaal iyagoo kala taageersan ururo iyo kooxo...

XAGGANA WAA SHIR INTANA WAA SHIR SANADKAAN SHIRARKU BADANAA

0
War hooy Soomaaliyeey haddeey talo nala gudboon tahaye dadka yaan la hodin dalkana bohollo laga tuurin, waa iga talo iyo tusaale odaynimo, anigoo ka...

INNABA HA TAAGEERIN COLAAD SOKEEYE

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa dab iyo dagaal midna laguma degdego waayo soomaalidu waxay ogtahay ama ay waayo arag u tahay dhibaatada colaadda sokeeye . Qof...

SOOMAALAAY: DAB XAL MA’AHEE DAMIIRKU HA SHAQEEYO

0
Sida runta ah, Dal dhisan dudumintiisa way sahalan tahay, laakiin dhisiddiisu way adag tahay, xagga ka duul xagga u duul horey noo soo daashadeen...

Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo dhiseyso Golaha Deegaanka ee degmada Waajid.+Sawirro

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Kaashaneyso Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee XFS ayaa wado dadaalo ay ku dhiseyso Golaha deegaanka ee degmooyinka...

Wasiirka Amniga oo Guddi u saaray dhacdadii Garoonka Adan Cadde ka dhacday Khamiistii.

0
Wasiirka Amniga Gudaha oo fulinaya amarkii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roooble ayaa guddi baaritaan u saaray dhacdadii ka dhacday garoonka...