Wararka

Dowladda Soomaaliya Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaantay Go’aankii Kenya Ee Hakinta Duulimaadyada

0
Duraan Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda  federalka soomaaliya  ayaa sheegay in Kenya aysan jirin qoraal rasmi ah oo ay soo gaarsiisay...

Goobo loogu talagalay damaashaadka maalmaha Ciidda iyo Agabka ilmuhu ay ku ciyaraan oo...

0
Magaalada Cadaado ee dowlad goboleedka Galmudug Waxaa si habsami leh looga dareemayaa u diyaar garowga maalmaha ciida ee saacado uun ay naga xigaan iyadoo...

Danyarta ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo oo la gaarsiiyey Deeq raashin ah.

0
Deeqdan oo aheyd zakaatul fidriya ay iskasoo ururiyeen dad Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka dibadiisa ayaa waxaa ururka Xanaano oo ah urur ka shaqeeya...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ay Wehliyaan Maamulka Dgmada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul goboleedka Galmug ayaa kormeeray halka uu marayo mashruuca balaarinta xarunta dhexe...

Madaxweynaha JFS Oo Ka Qeyb Gelaya Caleemo-Saarka Madaxweynaha Uganda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Safarka Madaxweynaha iyo wafdigiisa...

Duqa Muqdisho oo kormeeray degmooyin ay ka socdeen howlo nadaafadeed

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ay ka mid yihiin...

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyay 10 maxbuus

0
Baydhabo- Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta wareegto Madaxweyne cafis ugu fidiyay illaa 10 maxbuus oo ku...

Wasaaradda Waxbarashadda XFS oo daah furtay Buugaagta farta Bareelka ee Manhajka Dugsiyada Hoose iyo...

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Nuuriyo  Aadan Ciise ayaa daah furtay buugagta farta Bareelka ee ...

Saraakiishii xalay ku geeriyootay Qaraxa oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

0
Allah u naaxariistee  waxa maanta Cisbitaalka Xoogga Dalka ee Muqdisho aas Qaran loogu Sameeyey Taliyihii Booliska Saldhiga Degmadda Waaberi,Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Booliska qaybta Waaliyow...

Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaadatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian. Wasiirka iyo...