GUUSHA DHINACA CILAAQAADKA XIRIIRRADA (QEYBTII 2-AAD)
Waa taxanihii Afareyda Guusha oo qeybtiisa labaad uga hadleeno cilaaqaadka, ama xiriirka, (Qeybtii Labaad)
Waa Afar Arrimood
1-Aqoonso kaalintaada:-
Micnahu waa in aad fahamsan tahay kaalimaha aad...
TIIRKA -2AAD EE TIIRARKA ISLAAMKA SHAHAADATEYNKA KA GADAAL WAA SALAADDA
Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna la dheelmiyay, iyadoo habeenkaas, Shanta Salaadood ee Fadliga ah oo Ilaaheey (Swt) soo faray Rasuulkiisa...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan
Ra’isulwasaare ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee bankiyada dalka kaas oo bangiga dhexe ee...
Xoghayaha Arrimaha dibedda maraykanka oo si kulul u cambaareeyey Xukuummadda Siiriya
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Arbacadii Xukuummadda Siiriya ee uu hoggaamiyo Bishaar Al-Asad ku qaaday magaalada...
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu daray liiska Argagixisada caalamiga ah
Waaxda Arrimaha Dibedda Dowlada maraykanka ayaa Jimcihii shaacisay in liiska Argagixisadda Caalamiga ah ku dartay laba ka mid ah hoggaanka kooxda xagjirka ah ee...
Guddiga doorashada heer federaal oo war ka soo saaray doorashada guddoonka guddiga Somaliland
Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in Sabtiga berrito ee 7-da Agoosto la qaban...
Ciidanka daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanno hor leh oo dhaca bariga Camaara
Taliska Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in maanta ay la wareegeen saldhigyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.
Taliyaha ladagaallanka Argagixisada ee Daraawiishta...
Boliiska AMISOM oo la wareegay gaadiid loogu talagalay amniga doorashada dalka
Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado...
Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Doorashooyinka iyo Caabuqa COVID-19
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey Golaha warbixin xaaladda siyaasadeed...
Madaxweyne ku-xageenka oo shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha Wasiirada Jubbaland
Ugu horrayn Shirka ayaa lagaga hadlay arrimaha amaanka iyo xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada Jubbaland, iyadoo Wasaaradda amniga laga dhagaystay faah faahin ku saabsan...










