Madaxweyne Qoor-qoor oo sheegay inay ka go’an tahay xoojinta amniga iyo soo afjaridda argagixisada
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa sheegay in maamulkiisu uu ahmiyadda koobaad siinayo dadajinta doorashada iyo sida ay kaga go’antahay xoojinta amniga...
Guddoomiyaha G/B Ahna duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka Degmada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka MCH Degmada...
Bangladesh ku dhowaad 20 qof ayaa biriq ku dishay
Ugu yeraan 17 qof oo ka qeybgalay xaflad aroos ah ayaa dhintay ka dib markii biriq ku dhacday, sida ay saraakiishu sheegeen dalka Bangladesh.
14...
Wafdi ka socda QM oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb- Waxaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-guud ee...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay Xildhibaannada u qaabilsan doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Hirshabeelle.
Guddoomiyaha...
Guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi oo shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga
War qoraal ah oo ay soo sareen Guddiga doorashaooyinka Gobolada Waqooyi ayaa lagu shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga.
Guddiga ayaa sheegay in doorashada Guddoonka...
Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo qalab xafiiseed kala wareegay AMISOM
Baydhabo- Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka koofur galbed Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed kala wareegtay qeybta saddexaad ee holgalka AMISOM ee uu fadhigeedu yahay magaalada...
Guddoonka uddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo la doortay
Xubnaha Guddiga doorashooyinka Aqalka Sare ee Dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa waxa ay doorteen guddoonka golahaasi.
Guddiga ayaa guddoomiye udoortay xildhibaan Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka...
Itoobiy Hay’ado gargaar oo shaqadii laga joojiyay
Dowlada Itoobiya ayaa shaqada ka joojisay qaar ka mid ah hay’adaha gargaarka caalamiga ah ee ka howgala gobollo qeybo ka mid ah Itoobiya.
Hay’adaha kala...
Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo ka qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa Aalada fogaan Aragga waxaa uu uga qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda dalalka Afrika,...










