Wararka

Mareykanka iyo Ingiriiska oo ku baaqay in dadkoodu ay ka baxaan Afganistaan

0
Maamulka Safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ee fadhigoodu yahay dalka Afganistan ayaa maanta oo sabti ah ku baaqay in muwaadiniintooda ka jooga halkaasi ay si...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyeey xubnaha loo doortay Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada Somaliland

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee  maanta oo Sabti ah is doortay.  Ra’iisul...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka masar u fadhiya Soomaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiskiisa  kulan kula qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire Mohamed Ibrahim. Ra’iisul wasaaraha iyo safiirka...

Gudidda hirgelinta doorashooyinka gobolada Waqooyi oo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeen

0
Doorashada Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada gobolada Waqooyi/Soomaliland oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone ayaa goor dhowed la soo gabo gabeeyey iyadoo Guddoomiyaha Gudidda cod gacan...

DAL WALIBA WAA DADKIISA

0
Ma ka fikirtay dalalka caalamka sida ay kala yihiin, kuwo waa qani, kuwo waa faqiir, kuwo waa barwaaqo, kuwana dadka dhibaato ayey ku jiraan,...

Diyaaradaha Israa’iil oo maanta duqeeyay deegaanka Gaza

0
Diyaaradaha Israa’iil ayaa manta duqeeyay goobaha Xamaas ee Marinka Gaza ,iyaga oo ka jawaabaya gantaallo laga laga soo tuuray dhulka Falastiin, sida ay sheegeen...

 MAXAA KA TAQAANAA WADAJIRKA IYO SAAXIIBNIMADA?

0
Dunida waxaa ku nool in ka badan Toddobo bilyan oo Bini'aadam ah, kuwaa oo ku kala duwan diinta, wadamada, Qoomiyadaha, midabka, dhaqanka iwm. Haddaba waxaa...

NINBA TAAGTII HA TALLAABSADO

0
Waa oraah si aad ah u soo can baxday xilliyadii dagaallada iyo qalalaasuhu ka jiray dalka oo wax walba xoog ku xirnaayeen laakiin hadda...

SOOMAALIDU FADHI KU DIRIRKA MAXAY KA HELAAN?

0
SOOMAALIDU FADHI KU DIRIRKA MAXAY KA HELAAN? Marka aad soo gasho gaadiidka dadweynaha ..marka aad labo ilaa saddex qof ku noqotaan gaari gaar ah oo...

KOR U QAADISTA TAYADA WAXBARASHADA WAA LAGAMA MAARMAAN

0
Muddooyinkan dambe waxaa dalka aad ugu soo batay tirade digsiyada iyo jaamacadaha kala duwan ee laga barto culuun ka duwan oo haddii si fiican...