Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la xiriira shaqada la...

0
07.02.2021 Ilayskadalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Md. Saciid C/laahi Calasow ayaa kulan la xiriira shaqada la qaatay...

Ruushka oo xiray boqolaal Banaanbaxayaal ah iyadoo wali ay socdaan howlgalada lagula dagaalamayo xulafada...

0
Booliska Ruushka ayaa maanta oo Axad ah xir-xirayay boqolaal dibadbaxayaal ah oo isugu soo baxay wadooyinka magaalooyinka waaweeyn ee dalkaasi, iyagoo dalbanaya in lasii...

Howlgal ka dhacay gobolka Bay oo lagu khaarijiyay xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Koonfur Galbeed ayaa weerar ku qaaday deegaanka Seydheelow oo ka tirsan gobolka Bay,halkaasi oo ay maleeshiyada Al-         Shabaab...

Maxkamadda racfaanka Mareynkanka oo taageertay xukunka saddex nin oo Qarxin rabay Muhaajiriin Soomaali ah

0
Maxkamadda racfaanka Dalka Mareykanka ayaa taageertay Xukunka sadax nin oo cadaan ah oo qorsheeynayay in Bam ku qarxiyaan dhismo dabaq ah oo kuyaal kanasas...

Xaaladda Beled Xaawo oo degan ka dib dagaalkii shalay

0
Xaaladda degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan ka dib markii shalay dagaal ay ku soo qaadeen maleeshiyaad laga soo abaabulay dal...

Guddi ku meel gaar ah oo loo magacaabay degmada Wasil ee Gobolka Mudug

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska...

Suudaan oo sheegtay in tirada qaxootiga Itoobiyaanka ah ee dalkaas soo gaartay ay kor...

0
Hay’adda qaxootiga u qaabilsan xukuumadda dalka Suudaan ayaa sheegtay in tirada qaxootiga ah ee ka soo cararay colaadaha Itoobiya soona galay dalka Suudaan ay...

Amiirka Kuwayt oo mar kale ra’iisal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid.

0
Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta oo axad ah dib ugu magacaabay ra’iisul wasaaraha dalkaas Shiikh Sabaax Al-Khaalid Al-xamad Al-Sabaax. Wakaaladda wararka ee...

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay waxgaradka Godinlabe iyo Mareergur, kuna soo laabtay Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah kasoo amba qaaday magaalada Cadaado ee...