Baarlamaanka Carabta oo ugu baaqay Aljeeriya iyo Marooko inay mudnaan siiyaan xiriirka walaaltinimo
Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay inuu si hoose ula socdo isbeddelka ku yimid xiriirka diblomaaasiyaadeed ee dowaladaha Aljeeriya iyo Marooko, kadib markii Aljeeriya ku dhaawaqday...
Baarlamaanka Carabta oo ugu baaqay Aljeeriya iyo Marooko inay mudnaan siiyaan xiriirka walaaltinimo
Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay inuu si hoose ula socdo isbeddelka ku yimid xiriirka diblomaaasiyaadeed ee dowaladaha Aljeeriya iyo Marooko, kadib markii Aljeeriya ku dhaawaqday...
Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukuntay eedeysane loo haystay kufsi+Sawirro
Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun shan Sano ah ku ridday Maxamed Cabdi Dhoorre oo ku eedeysnaa kufsi iyo afduub uu ugu geystay degaanka...
Muxuu daaranyahay Dhoolatuska Diyaaradaha Dagaalka Masar iyo Faransiiska ay sida wada jirka ah usoo...
Diyaaradaha Dagaalka dowladaha Masar iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolo tus ay kusoo bandhigayeen awoodooda, waxayna diyaaradahan hawada sare ku sameeyeen...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo bogaadiyay wadatashiyada la xiriira siyaasadda Qaran ee qurbajoogta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay qaabka uu ku socdo hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka...
Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya “SAWIRRO
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, oo...
Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Safaaradda Finland ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, mudane Isxaaq Xaashi...
Duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay xubna katirsan Al-shabaab.
Ciidamada Daraawishta Galmudug iyo Ciidamada la howlgalo ayaa Weerar Cirka ah ku qaaday Argagaxisad Al-Shabab oo weerar ku soo qaaday Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.ee...
Ra’iisul wasaare Rooble oo hoggaaminaya Golaha wada tashiga qaran ayaa kulan la qaatay Wakiilada...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hogaaminaya xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shir looga hadlayo Arrimaha Geedi socodka Doorashooyinka ee...
Tahriibayaal lagu qab qabtay xeebaha Dalka Tuniisiya
Ciidanka ilaalada xeebaha Tuniisiya ayaa soo qab qabtay 11 kooxood oo Tahriibeyaal ah kuwaas uu 129 ka mid ahi u dhasheen dalka Tunuusiya halka...










