Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo daah-furtay hanaanka qorshaha dhab u heshiisiinta
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS ayaa Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Istaraatiijiyada Xiriirka ee Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran.
Kulankan...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya oo Garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda kenya Raychelle Omamo, ayaa soo gaartay caasimadda Soomaliya ee muqdisho wasiirada ayaa waxa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhoweeyey dhigeeda...
Dowladda Faransiiska oo Soomaliya ugu deeqday Tallaalka Covid19.
Dowladda Faransiiska ayaa Soomaliya ugu deeqday 108,000. Oo ah talaalka Oxford/AstraZenece ee looga hor tago caabuqa Covid19,talaalkan oo maanta soo gaaray Caasimadda Soomaliya ee...
Shil gaari oo ka dhacay Turkiga ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac
Bas rakaab ah ayaa ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee Axadda, waxaana ku dhintay ugu yaraan 14 halka 18 kalana ay ku dhaawacmeen,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaliya oo garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey dhigiisa...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda kenya Raychelle Omamo, ayaa soo gaartay caasimadda Soomaliya ee muqdisho wasiirada ayaa waxa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhoweeyey dhigeeda...
Sacuudi Carabiya oo ajaanibta la tallaalay u ogolaaday gudashada Cumrada
Maamulka Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la bilaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira dadka doonaya gudashada Cumrada,gaar ahaan kuwa ajaanibta ah...
Mareykanka iyo Ingiriiska oo ku baaqay in dadkoodu ay ka baxaan Afganistaan
Maamulka Safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ee fadhigoodu yahay dalka Afganistan ayaa maanta oo sabti ah ku baaqay in muwaadiniintooda ka jooga halkaasi ay si...
Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyeey xubnaha loo doortay Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada Somaliland
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee maanta oo Sabti ah is doortay. Ra’iisul...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka masar u fadhiya Soomaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire Mohamed Ibrahim.
Ra’iisul wasaaraha iyo safiirka...










