Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose oo kulan la qaatay Amisom
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si...
Webiga Shabeelle oo fatahaad sameeyey iyo khasaare ka dhashay
Webiga shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyey tuulda Boodaale oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle, waxaana jirta...
Qaramada midoobay oo ka digtay xaaladda Afgaanistan
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa soo saaray digniin culus oo ku wajahan xaaladda dalka Afgaanistaan isagoo xusay inay gacanta kasii baxayso...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo dhameystiray Liiska tartameyaasha Xubnaha aqalka sare
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo Dhamaystiray Liiska Tartameyaasha Xubnaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Halkaan hoose ka akhriso Liiska...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo iska caabiyay weerar argagixisada ku soo qaaday deegaanka Cadakibir
Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa iska caabiyay weerar ay galabta ku soo qaadeen kooxda argagixisada Shabaab, ayadoo...
WASAARADDA CAAFIMAADKA GALMUDUG IYO WHO OO DHAKHAATIIR TABABAR UGU SOO XIRAY DHUUSAMAREEB
Munaasabad lagu soo xirayay tababarka mudo sadax maalmood ah Dhuusamareeb uga socday, 42 xirfadle caafimad oo ka kala yimid xarumaha caafimaadka ee degmooyinka Galmudug,...
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Xildhibaannada Soomaalida ee ku jira Baarlamaanka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo jimco ah waxa uu...
Horjoogayaal Al-Shabaab ah oo lagu dilay Jubbada Hoose
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan ururka 5-aad aa ee Guutada 16 aad iyo Ciidanka Daraawiishta iyo Nabadsugida Jubbaland oo Isgarabsanaya ayaa howlgallo ka...
Ciidanka Xoogga oo Howl-gallo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay Sh/ Hoose
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amniga degmada Walaweyn ayaa howlgal wadajir ah ka sameeyeen tuulooyin hoostaga Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkaan oo ay...










